Boosaaso Online |
Boosaaso 21.01.02
Shirkadda al-barakaat oo ka mid ahayd labadii company eesomaliyeed ee Maraykanaku ku daray liiska Tororiistayaasha,ka dibna la joojiyey dhammaan howlgaladeedii meel kasta oo dunida ka mid ah. lacageheediina la fariisiye. ayaa shalay hawsheed qaybtedii internetka ee Magaalad Boosaaso dib uga bilowday ,iyadoo ay weli dhiman yihiin qaybeheedii lacagaha iyo isgaarsiinta kale. Yusuf Jaamc
|